Sideen ku caawin karnaa?

Nala Soo Xidhiidh

Taageerada macmiisha waxa la heli karaa Isniin-Jimco laga bilaabo 8:30 subaxnimo - 4:30 galabnimo Waqtiga Baasifiga (xiran sabtida iyo fasaxyada gobolka).

Icon
phone icon

Loo shaqeeyaha, mushaharka iyo ka-dhaafitaanka

Wac Waaxda Amniga Shaqada

Khadka bilaashka ah: 833-717-2273 (door doorashada 3)

Caawinta luqadda ayaa diyaar ah.
Wixii TTY/TDD ama Adeegga Gudbinta Washington , wac 711.

Icon
phone icon

Su'aalaha guud

Wac Waaxda Adeegyada Bulshada iyo Caafimaadka

Khadka bilaashka ah: 844-CARE4WA
( 844-227-3492 )

Caawinta luqadda ayaa diyaar ah.
Wixii TTY/TDD ama Adeegga Gudbinta Washington , wac 711.

Icon
email icon

Noogu soo dir email

Buuxi foomkan waxaanu u gudbin doonaa su'aalahaaga wakaalada gobolka ee ku haboon.